
Goolhayaha Kooxda Man United ee Andre Onana ayaa laga saaray Kulanka ay United la ciyaarayso Newcastle premier League.
Man United ayaa kulan premier League ah la ciyaari doonta kooxda Newcastle kulan ka tirsan premier League.
Andre Onana Ayaa sameeyay laba khalad oo waali ah kulankii ay bar-baraha 2/2 ah la galeen kooxda Lyon Europa League khamiistii.
Andre Onana Ayaa la kulmay dhaleecayn xoogan iyada oo taageerayaashu dalbadeen in aan mar dambe lagu bilaabin kulan.
Amorim ayaa u muuqda mid ogolaaday taageerayaasha waxana uu gabi ahaan Andre Onana ka reebay kooxda la ciyaaraysa Newcastle.
Be the first to comment