Amorim Oo Ka Hadlay Mustaqbalka Mainoo Iyo Garnacho.

Tababaraha kooxda Man United ee Ruben Amorim ayaa ka hadlay mustaqbalka xiddigaha Mainoo iyo Garnacho.

Xiddigaha Mainoo iyo Garnacho ayaa lala xidhiidhinayaa in ay isaga tagaan kooxda iyada oo lala xidhiidhinayo kooxo kala duwan.

“Waxaan rabaa inaan sii haysto ciyaartoyda sida Mainoo iyo Garnacho”.

“Waa inaan horumarinaa akadeemiyada waana inaan keennaa wax badan”.

“Waxaan rabaa inaan isku diyaariyo ciyaarta soo socota aniga adeegsanaya Kobbie iyo Garnacho”.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga