Alan Shearer Oo Saadaaliyah kulanka Brighton Iyo Man United

Alan Shearer ayaa saadaaliyay natiijada kulanka Premier League ee u dhexeeya Manchester United iyo Brighton & Hove Albion kulan dhici doona Axada.

Man United ayaa ku dhibaatoonaysa in ay joogtayso qaab ciyaareedka xilli ciyaareedkan iyaga oo ku jira kaalinta 12-aad isla markaas guulo soo Laabasho Leh Ka Gaadhay kooxda Southampton.

Brighton ayana sidoo kale ku dhinaatootay guulaha iyaga oo kaliya badiyay Hal kulan 5-tii kulan ee ugu dambeeyay.

Xilli ay United raadinayso joogtaynta, Shearer ayaa shaki Galiyay in qaaba ciyaareedka Man United ee daafaca ayna u shaqayn doonin kulanka Brighton.

“Uma maqlayno in ay u shaqayn doontl Man United in ay daafac gasho kulanka Brighton”.

“Waxa ay heli doonaan fursado sidii ay u heleen kulamadii ugu dambeeyay laakiin way bar-barayn doonaan”ayuu sii raaciyay”.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga