Abdukodir Khusanov Oo Ka Hadlay Ku Biiristiisa Man City

Xiddiga Cusub ee kooxda Man City Abdukodir Khusanov ayaa ka hadlay ku biiristiisa kooxda.

Abdukodir Khusanov ayaa noqday saxiixii ugu horeeyay ee kooxda suuqa January.

“Waan ku faraxsanahay inaan ku biiro Man City, koox aan ku riyaaqay daawashada waqti dheer.”

“Pep Guardiola waa mid ka mid ah tababarayaashii ugu fiicnaa abid, aad ayaan ugu faraxsanahay inaan wax ka barto isaga oo aan horumariyo xitaa wax badan”.

“Tani waxay ii tahay waqti aad ugu han weyn”.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga