WAR CULUS:- Kane oo dagaalkii ugu weynaa ka dhex dhaliyey Manchester United & Bayern

0

Weeraryahanka Harry Kane ayaa heshiis dhaqaale oo qayb ah la gaaray Bayern Munich, sida uu sheegay wariyaha suuqa kala iibsiga Fabrizio Romano.

Kane, oo Manchester United bartilmaameed u ahayd, ayaa qandaraaskiisa Bayern ku eg yahay dhammaadka xilli ciyaareedkan, taasoo keentay in laga hadlo inuu kusoo laaban karo Premier League.

Advertisment

Romano ayaa sheegay in mushaharka heshiiska cusub horey loo isla meel dhigay, balse weli laga heshiinayo muddada qandaraaska iyo qodobo kale oo ay ku jirto qodobka fasaxa ciyaaryahanka.

Si kastaba, wararka hadda jira ayaa muujinaya in Kane uu aad ugu dhow yahay inuu sii joogo Bayern Munich, iyadoo wada-hadallada labada dhinac ay si wanaagsan u socdaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here