DEG DEG Barcelona oo laganaaxay & La Liga oo soo saaray qiimaha ganaaxa Barcelona

0

Xiriirka Kubadda Cagta Spain ayaa Barcelona ku ganaaxay 602 euro, kaddib cabasho uu Atlético Madrid ka gudbiyay kooxda reer Catalonia, taas oo la xiriirtay wada-hadallo ay Barcelona la yeelatay Julián Álvarez xilli ciyaareedkan suuqa kala iibsiga xagaaga.

Atlético Madrid ayaa ku eedeeyay Barcelona inay la xiriirtay Álvarez isaga oo weli heshiis kula jira kooxda Madrid, iyadoo aan marka hore si qoraal ah loogu wargelin Atlético.

Advertisment

Ganaaxa ayaa lagu soo rogay Barcelona iyadoo la raacayo qodobka 133-aad ee xeerarka xiriirka, kaas oo la xiriira ku guuldarreysiga u hoggaansanaanta waajibaadka iyo tilmaamaha sharciyeed.

Ads

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here