Waxa la soo afjaray kulamadii 16-aad ee horyaalka premier League iyada oo la ciyaaray kulamo xiiso leh.
Xiddigo badan ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah kuwaas oo caawiyay kooxohoodu in ay badiyaan kulamada.
Kadib kulamada todobaadka waxa la soo saaray 16-ka xiddig ee ugu fiican todobaadka.
1.Amad Diallo (Man Utd): Xiddiga ayaa door weyn ka qaatay soo laabashadii Man United kaga badisay City isaga oo gool dhaliyay mid kalena sabab u ahaa markii rikoodhe lagu galay.
2.James Maddison (Tottenham): Xiddiga khadka dhexe ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah isaga oo kooxdiisa ku hogaamiyay guul weyn oo ay ka gaadheen Southampton.
3.Antonee Robinson (Fulham)
4.Ismaila Sarr (Crystal Palace)
5.Jacob Murphy (Newcastle)
6.Djed Spence (Tottenham)
7.Diogo Jota (Liverpool)
Be the first to comment