5 Xiddig Oo Ah Lama Taabtaan Man United Ka Hor Suuqa Xagaaga

Xagaagan waxa uu balan qaadayaa in uu noqon doono mid isbedel weyn ku samayn doona marka loo eego kooxda Manchester United, iyadoo ilaa 12 ciyaartoy ay ka baxayaan.

Iyada Oo ay jiraan xiddigo baxaya iyo waliba qaar kale Oo imanaya waxa jiri doona 5 ciyaartoy oo hadda jira ayaa hubaal ah inay sii joogi doona oo laf dhabar u noqon doona kooxda United.

Xiddigaha Bruno Fernandes, Alejandro Garnacho, Kobbie Mainoo,  Lisandro Martinez, Andre Onana ayaaa ah kaliya 5 Xiddig ee la filayo in ay lama taabtaan u noqdaan mAn United.

Xiddigaha la filayo in ay laf dhabar u noqdaan United ayaa haatan ah xiddigaha ugu muhiimsan kooxda xilli ciyaareedka.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga