5 Saxiix Ee Ugu Qaalisan Suuqa Xagaagan Oo La Soo Saaray, Maxay Liverpool Samaysay?

Kooxda Liverpool ayaa wacdaro ka dhigaysa suuqa kala iibsiga xagaagan iyaga oo sameeyay saxiixyo qaali ah.

Reds ayaa la soo saxiixatay xiddiga Alexander Isak kaas oo ay kala soo wareegtay kooxda Newcastle United.

Kooxda Liverool ayaa 3 xiddig ku leh 5-ta saxiix ee ugu qaalisan suuqa kala iibsiga xagaagan.

Xiddiga Isak, Wirtz Iyo Ekitike ayaa ah xiddigaha ugu qaalisan suuqa kala iibsiga xagaagan.

Xiddiga 4-aad ayaa ah xiddiga Newcastle ee Woltemade kaas oo noqday badalka Isak ee Liverpool.

Xiddiga 5-aad ayaa ah xiddiga Man United ee Mbuemo kaas oo Man United kaga soo biiray Brentford.

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga