36 Kooxood Ee La Filayo In Ay U Soo Baxaan Champions League.

Tartanka Champions League xilli ciyaareedka cusub ayaa la filayaa in is badal weyn lagu sameeyo.

Tartanka ayaa si weyn uga duwanaan doona midka xilli ciyaareedkan iyada oo qaab cusub loo ciyaari doono.

Kooxaha ayaa hadda ciyaari doona siddeed kulan oo ka tirsan wareega Group-yada – iyada oo sideeda kooxood ee ugu saraysa horyaalka ay si toos ah u helayaan boos toos ah wareega 16ka.

Tartanka ayaa yeelan doona xiiso gaar ah iyada oo la ciyaari doono kulamo ka badan kulamadii hore.

Hadaba wargayska Mirror ayaa soo saaray Liiska kooxaha la filayo in ay ka qayb qaataan tartanka xilli ciyaareedka dambe.

Pot 1

Manchester City, Bayern Munich, Real Madrid, PSG, Liverpool, Inter Milan, RB Leipzig, Borussia Dortmund, Barcelona

Pot 2

Atletico Madrid, Bayer Leverkusen, Juventus, Benfica, Atalanta, Arsenal, Club Brugge, Shakhtar Donetsk, AC Milan

Pot 3

Feyenoord, Sporting Lisbon, PSV, Dinamo Zagreb, Lille, Fenerbahce, Celtic, Galatasaray, Bodo/Glimt

Pot 4

Monaco, Sparta Prague, Aston Villa, Girona, Bologna, Stuttgart, Sturm Graz, Brest, AEK Athens

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga