2026 World Cup: 28 Dal Oo U Soo Baxay Koobka Adduunka

Dhammaadka nasashada caalamiga ah ee bisha October, 28 dal ayaa xaqiijiyay u soo bixistooda Koobka Adduunka ee 2026.

USA, Canada, iyo Mexico ayaa horay ugu soo baxay si toos ah maadaama ay martigelinayaan tartanka.

Laakiin ugu yaraan 25 waddan oo kale ayaa sidoo kale boosaskooda xaqiijiyay, waxaana ka mid ah dalal markii ugu horreysay ka qeybgalaya koobka, sida Cape Verde, Jordan, iyo Uzbekistan.

Dalalka ilaa hadda iska xaqiijiyay ka qeybgalka Koobka Adduunka 2026 marka la eego qaaradaha kala duwan:

CAF (Africa):

Algeria

Cape Verde (ka qeybgalaya markii ugu horreysay)

Egypt

Ghana

Ivory Coast

Morocco

Senegal

South Africa

Tunisia

CONMEBOL (South America):

Argentina

Brazil

Colombia

Ecuador

Paraguay

Uruguay

(Oceania):

New Zealand

UEFA (Europe):

England

Isku jirka dalalka martigalinaya (CONCACAF – North & Central America):

Canada (martigaliyayaasha)

Mexico (martigaliyayaasha)

USA (martigaliyayaasha)

→ CONCACAF:

Inta kale ee CONCACAF weli lama cayimin.

3 kooxood ayaa si toos ah u soo bixi doona.

2 kooxood ayaa geli doona playoffs la dhex maro qaaradaha kale.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga