11 Kooxood Ee La Xaqiijiyay In Ay U Soo Bexeen Champions League Cusub Ee Xilli Ciyaareedka Dambe.

Waxa gaba-gabo ku jira tartamada yurub ee xilli ciyaareedka iyada oo ay kooxo badan qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigeen.

Tartanka champions League ayaa wixii xilli ciyaareedkan ka dambeeya yeelan doona waji cusub.

Tartan cusub.

Waxa jira 11 kooxood oo haatanba xaqiiqsaday booskooda tartanka cusub ee champions League xilli ciyaareedka dambe.

Kooxda Liverpool oo seegtay tartanka xilli ciyaareedkii hore ayaa ka maqnayd tartanka.

Kooxaha Leverkusen iyo Feyenoord ayaa sidoo kale ka soo muuqan doona tartanka xilli ciyaareedka dambe.

Halkan Hoose kaga bogo 11-ka kooxood ee u soo baxay tartanka:

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga