YAAB: Mohamed Salah Oo Kaligii Ka Goolal Badan Messi, Neymar & Mbappe

Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa kaligiis ka goolal badan xiddigaha qiimaha badan ku fadhiya ee weerarka uga ciyaara kooxda PSG ee Neymar, Mbappe iyo Messi.

Xiddiga kooxda Liverpool Mohamed Salah ayaa gool cajiib ah ka dhaliyay Man City Axadii kulan ka tirsanaa horyaalka premier League kulan ka dhacay Anfield.

Goolkaas ayaa ah midkii 9-aad ee uu Mohamed Salah dhaliyo tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan waxana uu soo bandhigayaa qaab ciyaareed cajiib ah ilaa haatan.

Arinta xiisaha leh ayaa ah in uu Mohamed Salah kaligiis ka goolal badan yahay xiddigaha weerarka uga ciyaara kooxda PSG ee Lionel Messi, Neymar & Kylian Mbappe Kuwaas oo dhexdooda dhaliyay kaliya 6 gool xilli ciyaareedkan.

Sii Akhriso: Ragga Mise Dumarka? Keebaa Kalgacal badan Marka Uu Jacaylka Ku Dhoco?

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*