YAAB: Lionel Messi Oo Instagram-ka Ku Diiday Dalab Koox Ka Soo Gudbisay.

Kooxda Spartak Moscow ayaa Bogeeda Twitter-ka kaga hadashay wadahadalo ay ku doonaysya kabtank kooxda Barcelona ee Lionel Messi.

Xiddiga kooxda Barcelona ayaa haatan xor u ah in uu wadahadalo la qaadan karo kooxaha adduunka xilli 6 bilood ka hadhsantahay heshiiskiisa Barcelona.

Kooxda Spartak Moscow ayaa bogeeda Instagram-ka ku soo qortay” Ku soo dhawaw Leo kooxda Spartak Moscow”.

Laakiin xiddiga kooxda Barcelona ayaa ugu jawaabay”Maya”.

Laakiin kooxda Spartak Moscow ayaa qoraalkaas iyo jawaabta Messi ka faa’iiday iyaga oo helay dad aad u badan oo ku soo biiray Bogooda.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Lamaanaha: Waa Maxay Sababta Ay Raggu Si Deg-deg Ah Ugu Seexdaan Kadib Kulanka Sariirta?

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*