Xiddiga kooxda Liverpool ee Darwin Nunez ayaa dhaawac looga saaray waajibaadka xulkiisa qaranka ka hor fasaxa caalamiga ah. Xiddigaha kubada cagta adduunka ayaa aadaya dalalkooda iyaga oo ka qayb qaadan doona waajibaadka xulalkooda. Si kasta
Xiddiga daafaca uga ciyaara Man City ee Kyle Walker ayaa sheegay ama magacaabay kooxda uu jeclaan lahaa in ay ku guulaysato premier League. Kooxaha Arsenal, Man City Liverpool ayaa ku tartamaya horyaalka premier League xilli