Xulka Ingiriiska Oo Looga Yeeray Xiddig Cajiib Ah Xilli Arnold Laga Tagay Kulanka Beri

Tabaaraha qaranka Ingiriiska Gareth Southgate ayaa shaaca ka qaaday in   uu qaranka ku soo aray da`yarka kooxda Dortmund e Jude Bellingham

Qaranka Ingiriisa ayaa isu diyaarinaya kulan  saaxibtinimo oo ay beri la ciyaarayaan Irland  waxaana laacibkaas lagu soo daray tababarka xulka ee maanta

Jude Bellingham  oo ah 17 san jir  ayaa kooxdaas reer Jarmal u tagay  xagaagii hore waqtigaas oo uu  ka wareegay kooxda Birmingham City

Dhanka kale wax auu tabaraha Ingirisika ka soo tagayArnold oo Liverpool ah iyo James Ward-Prowse  oo u ciyaara Southampton sababa la xariira dhaawac ay la kulmeen kulankii ugu dambeeyay horyaalka ee kooxahooda .

Ka dib kulanka beri , Ingiriiska waxaa sugaya kulamada ka tirsan tartanka qaramada yurub oo ay 15 iyo 19-ka ay la ciyaarayaan Iceland iyo Biljimka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*