Xulka France Ma Badiyo Hadii Uu Mbappe Ka Maqan Yahay, Imisa Ayuu Guul La’aan Yahay?

Xiddiga Kylian Mbappe ayaa seegay kulankii uu xulkiisu la galay Netherlands kulan ka tirsanaa Euro 2024.

Mbappe ayaa dhaawac ku seegay kadib markii uu jabniin dhanka sanka ah ka soo gaadhay kulankii Austria.

Xulka France ayaa bar-baro la galay Netherlands kulankii 2-aad ee Group-ka iyaga oo ku kala baxay 0/0.

France ayaa dhibaatooda marka uu ka maqan yahay Mbappe iyaga oo aan aqoon sida guulo oo gaadho.

Xulka France ayaan badin 6-dii kulan ee uGu dambeeyay ee uuna Mbappe ku bilaaban shaxda xulka.

4 Waxa ay galeen bar-baro halka ay guuldaro la kulmeen 2 kale.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga