Xog Ka Cusub Saxiixa Arsenal Ee Thomas Party Xilli Torreira Uu Amaah Ugu Wareegay Atletico Madrid

Arsenal  ayaa u dhaw in ay ku guuleystaan saxiixa xiddiga ay u waasheen ee Thomas Party , waxaana la xaqijianayaa in haaaan ay socdaan dhameystirka warqaadaha hishiiska

Waxaa la xaqiijianayaa  in wax waliba laga hishiiyay kaliyana ay harsan tahay in lagu dhawaaqo in lagu kala baxay hishiiskaas .

Arintaan ayaa imaaneysa xilli Atetico Madrid la xaqiijisaay in dhankooda ay amaah ku qaateen  Lucas Torreira, waxaana la filayaa in isna goor dhaw si rasmi ah loogu dhawaaqo

La soco kooxda.com waxii ka soo kordha xaaladda Partey .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*