Xog Ka Cusub Mustabqalka Pogba Ee Man United , Wakiilkiisa Ayaa U Sabab Ah!

Warbaahinta France ayaa xogo cusub ka qoraya mustaqbalka Pogba ee Man United xilli kooxo kala duwan  ay isha ku hayaan saxiixiisa

Hishiiska Pogba ee Old Trafford ayaa dhacaya   xagaaga dambe welina labada dhinac kuma hishiin qandaradas cusub oo uu qalinka ku duugo xill Real , iyo Juve ahaayeen kooxaha ugu xooggan baacsigiisa

Xagaagaan ayaad loogu badinayaa in uu baxayo waxa ayna haatan shabakada Foot Mercato ka soo xiganeysa ilo ku dhaw wakiilka Pogba in uu wadahadallo kula jiro PSG

Warka waxa uu intaas ku darayaa in wahadalada u dhaw yihiin kuwo mira dhal noqdaan ayna u badan tahay in xill ciyaareedka dambe la arko Pogba oo malaiyadda PSG xerran

Foot Mercato waxa ay intaas ku dareysaa in PSG u bandhigeen wakiilka Pogba in laacibka ka saxiixanayaan hishiis gaaraya muddo 5 sano ah waliba ay siinayaan mushaar ka sareeya midka haatan uu ka qaato Man United

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*