Xiisad Cuusb: Champiopn-ka Oo La Joojinayo Iyo Kooxdee Ayaana Loo Caleema Saarayaa ?

Xiisadda ka dhalatay tartanka cusub ee Super League ee la filayo in 20-ka August uu furmo ayaa cirka isku shareereysa

BBC Sport ayaa ilo wareedyo ka soo xiganeysa in si ku meel gaar ah loo joojinayo kulamada ka haray Champion-ka kaasi oo maraya wareegga 4-ta

Dhanka kale ABC ayaa iyana dhankeeda tilmaantay in ururka kubadda cagta qaaradda yurub ay PSG ku u caleema saarayana ku guuleystaha Champion-ka ee xilli ciyaareedkaan maadaama aysan ku jirrin kooxaha ogalaaday tartanka cusub

Ilaa 20-ka koox ayaa ogalaaday ka qeyb galka tartanka cusub , waxaana xusid mudan in kooaxaha wareegga 4-ta ee Champion-ka u soo baxay ay kala yihiin PSG , City Real iyo Chelsea xilli sedexda dambe ogalaadeen ka qeyb galka tartankaas

Ururka kubadda qaaradda yurub ayaa maanta yeelanaya kulan deg deg ah waxana jiraya ganaax la dul saarayo kooxaha tartankaas ogalaaday xilli laga yaabo in PSG maanta loo caleemo saaro ku guuleysataha Champion-ka xilli ciyaareedkaan.

Sii Akhriso: 5 Faa’iido Oo Uu Jacaylka U Leeyahay Naftaada, Waa Kuwo Cajiib Ah, Hadda Samayso Jacayl

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*