Xiddigaha Ugu Fiican Wareega 2-aad Ee Group-yada Euro 2024 Oo La Soo Saaray.

Waxa la soo afjaray kulamadii 2-aad ee wareega Group-yada tartanka Euro 2024.

Kulamada 2-aad waxa la ciyaaray kulamo waaweyn oo ay isaga hor yimaadeen xulal waaweyn sida Spain Vs Italy.

Sidoo xulala France Iyo Netherlands ayaa wada ciyaaray kulamo xiiso leh.

Xiddigo badan ayaa soo badhigay qaab ciyaareed cajiib iyaga oo xulalkooda ka caawiyay in ay guulo gaadhaan.

Kadib dhamaadka kulamada 2-aad ee wareega waxa la soo saaray xiddigaha ugu fiican tartanka Wareega 2-aad.

Halkan Kaga Bogo 8-dii xiddig ee ugu fiicnaa Wareega 2-aad ee tartanka Euro 2024.

Nico Williams

Ilkay Gundogan

Christoph Baumgartner

Fabian Ruiz

Bernardo Silva

Jamal Musiala

Pierre-Emile Hojbjerg

Marc Cucurella

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga