Xiddigaha Liverpool Uga Qayb Galaya Tartanka Euro 2024

Tartanka Euro 2024 ayaa bilaaban todobaadkan iyada oo xiddigaha Iyo waliba xulalku isku diyaarinayaan.

Kooxaha kala duwan ayaa si dhaw isha ugu hayn doona tartanka maadama ay xiddigo uga qayb galayaan.

Liverpool ayaa dhawr xiddig ku lahaan doonta tartanka Euro 2024 iyada oo si dhaw ula socon doonta tartanka.

ugu yaraan 10 xiddig ayaa Liverpool uga qayb gali doona tartanka Euro 2024 ee sanadkan.

Halkan kaga bogo liiska.

England: Trent Alexander-Arnold and Joe Gomez

France: Ibrahima Konate

Holland: Virgil Van Dijk, Cody Gakpo and Ryan Gravenberch

Hungary: Dominik Szoboszlai

Scotland: Andrew Robertson

Portugal: Diogo Jota

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga