Xiddigaha Daqiiqadaha Ugu Badan Ciyaaray Horyaalka Serie A-da Oo La Ogaaday

Xarunta daraasaadka Kubada cagta ayaa soo saartay xiddigaha daqiiqadaha ugu badan ciyaaray horyaalka Serie A-da Sanadka 2020 kaas oo haatan sii dhamaanaya.

Xiddiga ugu ciyaarista badan ayaa ah daafaca kooxda Fiorentina Nikola Milenković kaas oo ciyaaray 2897 daqiiqo waxa ku xiga daafaca kale ee Danilo kaas oo u ciyaara kooxda Bolgna isaga oo ciyaaray 2895 daqiiqo.

Horyaalka Serie A-da ayaa ku jira xilli ciyaareed xiiso leh iyada oo uu tartanka loogu jiro yahay mid adag oo aan loo kala cad-cdayn.

  1. Nikola Milenković (Fiorentina) 2897 Daqiiqo
  2. Danilo Larangeira (Bologna) 2895
  3. Andrea Belotti (Torino) 2881
  4. Rodrigo De Paul (Udinese) 2880
  5. Franck Kessié (Ac Milan) 2869
  6. Theo Hernández (Ac Milan) 2801
  7. João Pedro (Cagliari) 2783
  8. Ciro Immobile (Lazio) 2741
  9. Manuel Locatelli (Sassuolo) 2716
  10. Davide Faraoni (Hellas Verona) 2689

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*