Xiddig U Ciyaara Liverpool Oo Xaqiijiyay Halka Uu Ka Ciyaari Doono Xilli ciyaareedka Dambe.

FOOTBALL : PSG vs Liverpool - Ligue des Champions - 05/03/2025 Desire Doue 14 - PSG , Wataru Endo 3 - Liverpool and Harvey Elliott 19 - Liverpool during the UEFA Champions League match between Paris Saint Germain and Liverpool FC at Parc Des Princes on March 05 , 2025 in Paris, France. Photo by Dante Badano / PsnewZ - ParisFrance PUBLICATIONxNOTxINxFRAxBEL Copyright: xDantexBadanox

Xiddiga kooxda Liverpool ee Wataru Endo ayaa afka furtay kana hadlay mustaqbalkiisa.

Endo ayaa ku dhibaatooday in uu joogto ugu ciyaaro Liverpool xilli ciyaareedkii hore.

Xiddiga reer Japan ayaa inta badan ka soo muuqday kaydka isaga oo aan kulamo badan u ciyaarin kooxda.

Taas ayaa shaki galisay mustaqbalkiisa Liverpool iyada oo la filayay in uu isaga tago kooxda xagaaga.

Laakiin Endo ayaa sheegay in uu Sii joogi doono kooxd xilli ciyaareedka dambe.

“Waxaan u maleynayaa inaan Liverpool joogi doono xilli ciyaareedka soo socda,” ayuu u sheegay suxufiyiinta markii wax laga weydiiyay mustaqbalkiisa.

“Haddii aan fursad u helo inaan u ciyaaro Liverpool, ma jeclaan lahaa inaan iska tuuro oo aan u wareego koox kale?

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga