Pep Guardiola ayaa shaaca ka qaaday in seddex ka mid ah ciyaartoyda Manchester City ay weydiisteen in la bedelo ka hor bilowgii rikoodhayaasha kulankii Real Madrid ee Champions League. Man City ayaa looga badiyay 4/3
Xiddiga daafaca uga ciyaara Man City ee Kyle Walker ayaa sheegay ama magacaabay kooxda uu jeclaan lahaa in ay ku guulaysato premier League. Kooxaha Arsenal, Man City Liverpool ayaa ku tartamaya horyaalka premier League xilli