Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka fal celiyay diidamadii uu Alonso iska diiday in uu tababare u noqdo kooxda Liverpool. Xabi Alonso ayaa ku dhawaaqay in uu sii joogi doono kooxda Bayer Leverkusen
Xiddiga daafaca uga ciyaara Man City ee Kyle Walker ayaa sheegay ama magacaabay kooxda uu jeclaan lahaa in ay ku guulaysato premier League. Kooxaha Arsenal, Man City Liverpool ayaa ku tartamaya horyaalka premier League xilli