XASAASI:Man City Oo Laga Mamnuucayo Dhamaan Tartamada Oo Dhan, Hadii…

Kooxda Man City ayaa ku jirta difaaca ku aadan eedaymaha 115-ka ah ee lagu soo oogay.

Maxkamada Man City ayaa bilaabatay todobaadkan iyada oo lagu haysto sharciyo kala duwan oo ay jabiyeen.

Warar ku saabsan ciqaabta ay wajihi karaan ayaa maalin kasta soo baxaya iyada oo taageerayaasheedu wadanaha farta ku hayaan.

Wararka haatan soo baxaya ayaa sheegaya in Man City laga mamnuuci doono dhamaan tartamada oo dhan hadii lagu helo dambiga.

Markii hore waxa la sheegay in laga mamnuuci doono ka qayb galka premier League.

Laakiin haatan Man City ayaa laga ganaaxi doonaa dhamaan tartamada oo dhan hadii lagu helo dambiga.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga