XASAASI: Ku Biirista Raphael Varane Ee Man United Oo Lagu Dhawaaqay.

Taageerayaasha Man United ayaa haatanba ku faraxsan saxiixa ay kooxduudu ku keenayso xiddiga kooxda Real Madrid ee Raphael Varane todobaadkan

Xiddiga reer France ayaa la filayaa in uu ku biiro Man United Halyeeya Man United ee Rio Ferdinand ayaa haatanba xaqiijiyay ku biirista xiddiga reer France ee Old Trafford.

“Waa in uu doono in uu ka qayb ahaado Man United”ayuu Ferdinand  yidhi.

“Mashruuca cusub ee Man United waxa uu bilowday kadib markii ay kooxdu la soo saxiixatay Jadon Sancho”.

“Qaab ciyaareedkii uu Maguire soo bandhigay tartankii euro 2020 ayaa laga yaabaa in ay door ka ciyaartay in uu Varane doorto mashruuca Man United, Man United ayaa haatan ka fiican Real Madrid”ayuu sii raaciyay.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: 10-ka Tayo Ee Ay Dumarku Ku Jeclaadaan Ragga, Hadii Aad Leedahay Arimahan, Gabadhuhu Way Isku Kaa Dilayaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*