Xaqiiqooyinka Laga Diwaan Galiyay Kulankii Xiisaha Lahaa Ee Dhexmaray Liverpool iyo Man City.

Kooxaha Man City iyo Liverpool ayaa ku heshiiyay dhibcaha kulan xiiso lahaa oo ka dhacay Anfield kana tirsanaa premier League todobaaadkii 7-aad.

Mohamed Salah iyo Sadio Mane ayaa Liverpool u dhaliyay labada goolka halka ay De Bruyne iyo Foden u dhaliyeen kooxda Man City.

Hadaba halkan waxa aan ku soo bandhigi doonaa waxyaabihii laga diwaan galiyay kulankii xiisaha lahaa ee Anfield.

1.Mohamed Salah ayaa dhaliyay (8) ama caawiye ka noqday (3) 8 ka mid ah 9-kii kulan ee tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan waana xiddiga ugu badan ee sidaas sameeyay xilli ciyaareedkan.

2.Phil Foden oo jira 21 sano iyo 128 maalin ayaa ah xiddigii ugu yaraa ee 3 kulan oo xidhiidh ah Liverpool gool ka dhaliya tan ilaa Romelu Lukaku oo sidaas sameeyay 2013.

3.Mohamed Salah ayaa haatan dhaliyay gool mid ka mid ah 7-dii kulan ee ugu dambeeyay Liverpol tartamada xilli ciyaareedkan rikoodhkii ugu badnaaa eetan ilaa April 2018.

Sii Akhriso: Sifooyinka Lagu Garto Dumarka Halista Ah Ee Lacagta Jecel Laakiin Iska Dhigaya Kuwo Ku Jecel, Ninow Ka Fogow Waa Dhiig Miirato

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*