Website Cajiib Ah Oo Hawada Soo Galay , CNNSomali.com , Ka Hel Wararka Somaliya Maalin Waliba

Ma Xiiseysaa in aad la socoto wararka Somaliya iyo falaanqeyntooda , hadaba CNNSomali.com waxaad ka haleysaa daqiiqad waliba wax waliba oo ka cusub dalkaada hooyo.

CNNsomali.com waxaa wax ku qora wariyaal Somaliyeed oo caanka ah dalka kuwaas si aan dhan u janjeerin kugu soo gudbinaya wararka Somaliya iyo falaanqeyntooda.

Hadaba ka mid noqo asxaabta cusub ee CNNsomali.com 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*