Wargayska Metro Oo Soo Saaray Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Liverpool Vs Man United.

Waxa aan Axada sugaynaa kulan adag oo dhexmari doona kooxaha ugu taariikhda weyn England sida weyna u xafiiltama ee Liverpool iyo Man United kulan ka tirsan premier League.

Labada kooxood ayaa soo galaya kulanka iyada oo ay kaliya 3 dhibcood u dhexayso taas oo ay Man United ku horayso hogaankana u hayso horyaalka premier League.

Kooxaha Liverpool iyo Man United ayaa ku hubaysan xiddigo fiican oo waliba qaab ciyaareed fiican ku jira kuwaas oo ay isaga hor iman doonaan.

Wargayska Metro ayaa soo saaray shaxda isku dhafka ah ee labada kooxood ka hor kulankooda Axada ee Premier League.

Kooxda Man United ayaa shaxda ugu badan ku leh shaxda isku dhafka ah ee wargayska iyaga oo ku leh 6 xiddig halka kooxda Liverpool ku leedahay 5 xiddig.

Manchester United and Liverpool combined XI.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: 6 Khald Oo Ay Gabdhuhu Galaan Kulankooda Ugu Horeeya Ee Ay La Kulmaan Ninka, Ka Fogow Gabadheey.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*