WARBIXIN: Xiddigaha Daqiiqadaha Ugu Badan Ciyaaray Sanadka 2020.

Sanadka 2020 ayaa ku jira gaba-gabo iyada oo uu dhawaan si Rasmi ah u dhamaan doono sanadka 2020 kaas oo ahaa mid aad u adag marka la eego xaaladaha soo wajahay kubada cagta.

xog cusub oo la helay ayaa muujinaysa in uu daafaca dhexe ee kooxda Man United Harry Maguire yahay ciyaartoyga daqiiqadaha ugu badan ciyaaray sanadka 2020.

Daafaca dhexe ayaa ciyaaray 4’745 daqiiqo waxa kaalinta 2-aad ku jira xiddiga kooxda Man City ee Rúben Dias kaas oo ciyaaray 4344.

Waxa kaalinta 3-aad ku jira xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi kaas oo ciyaaray 4293 daqiiqo isaga oo ka horeeya xiddiga Man City ee Bruno Fernandes kaas oo ciyaaray 4164 daqiiqo.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Xiddigaha Daqiiqadaha ugu badan ciyaaray sanadka 2020 hadii ay Tahay Goolhayayaasha iyo xiddigaha kale:

Goolhayayaasha:

Xiddigaha garoonka dhexdiisa ka ciyaara:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*