WARBIXIN: Xiddigaha Caawinta & Goolasha Ugu Badan Sameeyay 5-ta Horyaal Ee Ugu Qaarada Yurub Oo La Soo Saaray.

Xiddiga kooxda PSG ee Neymar ayaa qaadanaya xilli ciyaareed cajiib ah.

Xiddiga reer Brazil ayaa haatan ah xiddiga ugu badan ee ku lug leh goolasha ugu badan ilaa haatan xilli ciyaareedka marka laga hadlayo gool dhalinta iyo caawinta.

Neymar ayaa ah xiddiga ugu badan ee caawinta iyo goolasha isaga oo ku lug lahaa 15 gool iyo caawin.

Waxa ku xiga xiddiga kooxda PSV ee Cody Gakpo kaas oo ku lug leh 14 gool iyo caawin.

Xiddiga kooxda Man City ee Erling Haaland ayaa ku lug leh 12 gool iyo caawin tan ilaa haatan xilli ciyaareedka.

Hadaba Halkan Hoose Kaga bogo Liiska xiddigaha goolasha iyo caawinta ugu badan sameeyay ilaa haatan xilli ciyaareedkan.

  1. Neymar (Paris Saint-Germain) – 15 goal contributions
  2. Cody Gakpo (PSV) – 14 goal contributions
  3. Erling Haaland (Manchester City) – 12 goal contributions
  4. Leo Messi (Paris Saint-Germain) – 11 goal contributions
  5. Robert Lewandowski (Barcelona) – 10 goal contributions
  6. Sheraldo Becker (Union Berlin) – 9 goal contributions
  7. Xavi Simons (PSV) – 9 goal contributions
  8. Dango Ouattara (Lorient) – 8 goal contributions
  9. Borja Iglesias (Real Betis) – 7 goal contributions
  10. Kevin De Bruyne (Manchester City) – 7 goal contributions

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*