WARBIXIN: Van Gaal, Conte & Tababarayaal La Caydhiyay Kadib Markii Ay Ku Guulaysteen Koob.

Wakhti Wakhtiyada ka mid ah tababarayaashaa waxa lagu qiimayn jiray koobab laakiin haatan Waxa jira tababarlrayaal la caydhiyay isla Markii ay koobab ku hogaamiyeen kooxda.

Tababaraha Man United Erik Ten Hag ayaa ku socda wadadaas iyada Oo Laga Yaabo in la caydhiyo inkasta Oo uu kooxda kula guulaystay Fa Cup-ka.

Warbixintan waxa aan ku Soo bandhigi doona tababarayaasha la caydhiyay Kadib markii ay kooxda koob kula guulaysteen.

1.Louis van Gaal, Manchester United:

Waa mida uu mari karo Ten Hag maadama Man United horay u caydhiyay Tababare kula guulaystay koob tababaraha ayaana United kula guulaystay Fa Cup-ka ka hor Inta aan la caydhin.

2.Antonio Conte, Chelsea:

Tababaraha reer Italy ayaa kooxda Chelsea kula guulaystay horyaalka premier league laakiin sabab la xidhiidha in uu xidhiidh Xun la yeeshay maamulka kooxda.

3.Fabio Capello, Real Madrid:

Capello ayaa ku Soo laabatay Real Madrid Oo bilaa koobab ah xilli ciyaareedkii ka horeeyay laakiin waxa uu ku hogaamiyay kooxda horyaalka La Liga laakiin markiiba waxa Laga caydhiyay shaqada kooxda.

4.Vicente Del Bosque, Real Madrid:

Real Madrid ayaa can ku ah In ay Caydhiso tababarayaasha Kadib ku guulaysiga koobabka waxana seefu qaadatay markii uu koob kula guulaystay kooxda.

5.Max Allegri, Juventus:

6.Jupp Heynckes, Real Madrid

7.Maurizio Sarri, Juventus

8.Christophe Galtier, PSG

9.Mauricio Pochettino, PSG

10.Laurent Blanc, PSG

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga