WARBIXIN: Saxiixyadii Xagaaga Ee 6-da Kooxood Ee Ugu Waaweyn Premier League Oo La Qiimeeyay.

Suuqa January ayaa fooda inagu soo haya kadib markii uu xidhmay dhawr bilood ka hor suuqii xagaaga kaas oo xidhmay bilowgii bishii October.

Chelsea ayaa ahayd kooxda lacagta ugu badan galisay suuqii xagaaga iyaga oo xiddigo cusub kula soo saxiixday lacag 220 milyan ah kuna keenay xiddigaha ay ka midka yihiin Timo Werner, Kai Havertz & Hakim Ziyech.

Tababaraha kooxda Tottenham ee Jose Mourinho ayaa dhankiisa keenay kooxdiisa xiddigo cusub oo aan ka yarayn 7 xiddig.

Kooxaha reer Manchester iyo Liverpool ayaa dhankooda dhawr xiddig ku soo xoojiyay kooxdooda halka ay Arsenal keentay xiddigo cusub.

Hadaba wargaysa Daily Mail ayaa qiimeeyay wax qabadka saxiix kasta oo ay sameeyeen 6-da kooxood ee ugu waaweyn premier League iyaga oo ku qiimeeyay 10/10.

Liverpool

Diogo Jota – 9

Thiago Alcantara – 5

Kostas Tsimikas – 5

Manchester United

Edinson Cavani – 7

Alex Telles – 7

Donny van de Beek – 5

Manchester City

Ferran Torres – 8

Nathan Ake – 6

Ruben Dias – 7

Chelsea

Timo Werner – 5

Kai Havertz – 4

Thiago Silva – 8

Edouard Mendy – 7

Ben Chilwell – 7

Hakim Ziyech – 7

Arsenal

Willian – 3

Gabriel Magalhaes – 7

Thomas Partey – 6

Alex Runarsson – 4

Dani Ceballos – 5

Tottenham

Gareth Bale – 5

Carlos Vinicius – 6

Sergio Reguilon – 7

Pierre-Emile Hojbjerg – 8

Matt Doherty – 4

Joe Hart – 4

Joe Rodon – 6

Sii Akhriso: U Gaar Ah Lamaanaha: 4 Cunto Oo Disha Kulanka Sariirta, Iska Ilaaliya, Waa Waajib Idin Saaran Gudashada Kulanka Sariirta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*