WARBIXIN: Kooxaha Tirada Ugu Badan Ku Guulaystay Abaalmarinta Ballon d’Or-ka, Kooxdee Ugu Badan.

Abaalmarinta Ballon d’Or-ka ayaa ah abaalmarinaha ugu fiican ee ay xiddiguhu ku riyoodaan ku guulaysiga inta uu ciyaarayo kubada cagta.

Waxa jira xiddigo badan oo sanado badan ku guulaystay abaalmarinta sidoo kale waxa jira kooxo badan oo soo saaray xiddigaha ku guulaystay abaalmarinta.

Kooxda Barcelona ayaa ah xiddigaha ugu badan ee ku guulaystay abaalmarinta halka ay tahay kooxda ay xiddigaha ugu badan ku guulaysteen abaalmarinta Ballon d’Or-ka.

Barcelona waxa ay xiddigeheedu ku guulaysteen 14 jeer halka 8 xiddig oo ka mid ah xiddigeheehda tan ilaa markii la bilaabay abaalamrinta.

Waxa ku xigta kooxda Real Madrid 1oo ay xiddigiheedu ku guulaysteen 11 jeer halka ay 7 ka mid ah xiddigeheedu ku guulaysteen Ballon d’Or.

Hadaba Halkan hoose sawirka kaga bogo Liiska kooxaha abaalmarinta ugu badan ku guulaysteen xigeheedu iyo tirada ay ku guulaysteen

Image