WARBIXIN: Coutinho, Ibrahimovic & Griezmann Oo Hogaaminaya Saxiixyada Ugu Xun Taariikhda Barcelona.

Barcelona ayaa laga yaabaa in ay soo iibsatay ciyaartoy tayo leh intii lagu jiray xagaaga laakiin sanadihii ugu dambeeyay Barcelona ayaa samaysay saxiixyo xun.

Kooxda Barcelona ayaa xagaagii samaysay saxiixyo ay ka mid yihiin Robert Lewandowski kaas oo qaab ciyaareed fiican ku bilowday xilli ciyaareedkan.

Laakiin Barcelona ayaa horay u samaysay saxiixyo si weyn ugu fashilmay kooxda inkasta oo ay baanka u jabiyeen kana bixiyeen lacago waali ah.

Xiddigii ugu dambeeyay ee ay baanka u jabisay kuna fashilmay kooxda waxa ka mid ah xiddiga Philippe Countinho kaas oo si weyn ugu fashilmay kooxda.

Laakiin Coutinho ayaan ahayn saxiixa kaliya ee fashilmay ee ay Barcelona samaysay sanadihii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga.

Hadaba waxa aan warbixintan ku soo bandhigi doonaa saxiixyada ugu waaweyn ee ay Barcelona samaysay laakiin sida weyn ugu fashimay.

  1. Philippe Coutinho
  2. Antoine Griezmann
  3. Zlatan Ibrahimovic
  4. Martin Braithwaite
  5. Miralem Pjanic
  6. Keirrison
  7. Dmytro Chygrynskiy
  8. Alexander Hleb
  9. Geovanni
  10. Andre Gomes
  11. Alex Song
  12. Christophe Dugarry
  13. Douglas
  14. Nelson Semedo
  15. Emmanuel Petit

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*