WARBIXIN: 21-kii Saxiix Ee Ku Fashilmay Premier League Xilli Ciyaareedkan.

Kooxaha premier League ayaa wax ka badna 6 bilayn suuqa galiyay suuqii xagaaga Iyo suuqii January.

Xiddigo badan ayaa ku biiray kooxaha premier League iyaga oo la filayay in ay si fiican u ciyaaraan.

Xiddigo badan ayaa laga bixiyay lacago badan lagana filayay in ay qaab ciyaareed fiican soo bandhigaan.

Xiddigo badan ayaa si weyn uGu fashilmay in ay soo bandhigaan qaab ciyaareed cajiib ah.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigaynaa 21 xiddig ee si weyn ugu fashilmay.

1.Sandro Tonali – Newcastle (£60m):

Sandro Tonali ayaa noqday saxiixii ugu qaalisanaa taariikhda Newcastle markii uu xagaagii hore dhamaystiray 60 milyan oo gini oo u dhiganta ($75m) oo uu kaga soo wareegay AC Milan laakiin waxa uu muujiyay in uuna u qalmin lacagtaas.

2.Moises Caicedo – Chelsea (£115m):

Xiddigan ayaa noqday xiddiga ugu qaalisan taariikhda premier League iyada oo Blues baanka u jabisay saxiixiisa kana bixisay 115 milayn laakiin xiddiga ayaa si weyn ugu dhibaatooday waxana ay noqotay lacag lagu khasaaray xilli ciyaareedkan.

  1. Kalvin Phillips – West Ham (Amaah):

4.Kalvin Phillips – West Ham (loan)

5.Ansu Fati – Brighton (Amaah)

6.Andre Onana – Manchester United (£48m)

7.Beto – Everton (£30m)

8.Sofyan Amrabat – Manchester United (Amaah)

9.Gio Reyna – Nottingham Forest (Amaah)

10.Armando Broja – Fulham (Amaah)

11.Matheus Nunes – Manchester City (£53m)

12.Nicolo Zaniolo – Aston Villa (Amaah)

13.Matt Turner – Nottingham Forest (£10m)

14.Mahmoud Dahoud – Brighton (Xor)

15.Robert Sanchez – Chelsea (£25m)

16.Ibrahim Sangare – Nottingham Forest (£30m)

17.James Trafford – Burnley (£19m)

18.Andrey Santos – Nottingham Forest (Amaah)

19.Arnaut Danjuma – Everton (Amaah)

20.Christopher Nkunku – Chelsea (£52m)

21.Ryan Gravenberch – Liverpool (£34m)

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga