WARBIXIN: 10-ka Goolhaye Ee Ugu Fiican Premier League Ilaa Haatan Oo La Shaaciyay

Kadib markii la ciyaaray 7 kulan oo premier League ah waxa sii xoogaysanaya xilli ciyaareedka iyada oo ay xiddiguhu is muujinayaan.

Xilli ciyaareedkan ayaa ah midkii ugu adkaa ee sanadihii ugu dambeeyay iyada oo kaliya 2 dhibcood u dhexeeyan 6-da kooxood ee ugu sareeya premier League.

Waxa qaab ciyaareedka cajiibka ah ee kooxaha premier League door muhiim ah ka qaatay Goolhayayaasha kooxaha kala duwan kuwaas oo ay jiraan kuwo soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah.

Kadib markii la galay fasaxii 2-aad ee xulalka xilli ciyaareedkan waxa dib loo eegay qaab ciyaareedka Goolhayayaasha ilaa haatan xilli ciyaareedka horyaalka premier League.

Markii la sameeyay qiimayn fiican waxa la shaaciyay 10-ka Goolhaye ee ilaa haatan ugu fiican horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

1) Edouard Mendy – Chelsea

2) Alisson Becker – Liverpool

3) Robert Sanchez – Brighton

4) David De Gea – Manchester United

5) Ederson – Manchester City

7) David Raya – Brentford

8) Aaron Ramsdale – Arsenal

9) Kasper Schmeichel – Leicester City

10) Illan Meslier – Leeds United

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*