Wararki Ugu Dambeeyay Ee Wargeysyada Ka Qoraan Arimaha Suuqa , Arsenal Dalab Diiday, Liverpol Rajo Leh Iyo Sheekooyin Kale

LONDON, ENGLAND - JANUARY 10: A photo illustration of British National Newspapers on January 10, 2017 in London, England. Members of the British press have criticised Section 40 of the Crime and Courts Act 2013 as the government's ten-week consultation into the planned law comes to an end today. If the legislation is brought in, it would see publishers forced to pay both sides of costs in libel or privacy claims, even if they were to win. (Photo by Dan Kitwood/Getty Images)

Kulan wacan ku soo dhawaada ciwaanada ugu waa weyn ee wargeysyada ka qoreen arimaha suuqa kala iibsiga xagaaga .

*Arsenal ayaa markii labaad dalaab ku celisay Aston Villa , kuwaasi oo 30 milyan oo euro ka geeyay saxiixa Smith Raw ( Sky Sport)

*Brahim Diaz ayaa Milan ugu biiraya qaab amaah ah xilli uu jirayo qodob xusaya in toos uga iibsan doonaan Real iyaga oo bixinaya 25 milyan waxaana ku jiraya qodob ah in Real ugu dambeyn iyana ay ku soo ceshan karaan 30 milyan *( Tutto Mercato”.

*Man City ayaa si fog u dooneysa saxiixa weeraryahanka Barcelona ee Griezmann ( Fichajes)

  • Inter Milan ayaa Arsenal kala xaajooneysa saxiixa Hictor Bellerin waxa ayna u arkaan badelk Ashraf Hakimi( (90min)

Xiddiga Arsenal ee Xhaka ayaa cadeeyay kooxda uu ku biirayo xagaagaan , waxa uuna maamulka ka codsaday in ay ogalaadaan dalabka Roma( Daily Mail)

  • Mna United ayaa kulan ka yeelaneysa kooxda Rennes waxa ayna doonayaan saxiixa Camavinga( RMC)

*Eindhoven ayaa ogalaatay in ay iibiyaan xagaagaan da`yarkooda Donyell Malen kaasi oo ay Liveprool si weyn u dooneyso( NOS)

* Arsenal ayaa lala xariirinayaa saxiixa wiilka Lille ee Renato Shanches , waxa ayan xariir la sameeyeen wakiilka 23 sano jirkaas(90min)

  • Chelsea ayaa la filayaa in todobadkaan tijaabada caafimaadka marsiiyaan Hakimi oo la xasay in 50 milyan kala hishiiyeen Inter( Daily Mail

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*