Wakiilka Lautaro Martínez Oo Mar Kale Mugdi Giliyay Mustaqbalka Laacibka Ee Inter Milan

Wakiilka weeraryahanka Inter Milan ee Lautaro Martínez ayaa ka hadlay waxa ka cusub xaaladda hishiis kordhina laacibka

Lautaro Martínez ayaa bartilmaameed xooggan xagaaga u ahaa kooxd Barcelona balse islama aysan meel dhigin wax hishiis ah

” Waxaa jiray warar suuqeed  keenay in koox waliba saxiixa laacibka u diyaar garoobaan balse ma jirrin wax la taaban karo” ayuu wakiilka ka yiri Claico Mercato.

” Hishiiska  Lautaro Martínez laba sano ayaa ka harsan welina maamulka Inter wada xaajoodka ma aysan bilaabin , wax walibana waa dhici karaan”
Arintaan ayaa loo micneeyay in laacbka weli uu u furan yahay in uu baxo suuqa jiilaalka xilli barcelona weli ay ka war dhowrayaan saxixiisa .

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*