Wakhtiyada La Ciyaari Doono Wareega Group-yada Koobka Kubada Cagta Gobolada Somaliland

Xidhiidhka kubada cagta Somaliland ayaa si Rasmi ah u soo saaray wakhtiyada la ciyaari doono wareega Group-yada koobka kubada cagta Gobolada Somaliland.

Tartanka kubada cagta Gobolada Somaliland ayaa 28 bishan haatan lagu jiro ka bilaaban doona caasimada Hargiesa gaar ahaan Garoonka Hargeisa Stadium.

Tartanka ayaa si Rasmi ah u bilaaban doona maalin Arbaca ah iyada oo tartanka lagu furi doono kulan u dhexayn doona gobolada Hawd iyo Buuhoodle.

Tartanka ayaa ah mid si weyn looga sugayo Dhamaan Gobolada Somaliland iyada oo ay xiiso ku sugayaan xitaa dad aan kubada horay u daawan jirin.

Hadaba Halkan Hoose kaga bogo wakhtiga dhamaan kulamada wareega Group-yada ee kubada cagta Gobolada Somaliland.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*