Waa Sidee Tartanka Gooldhalinta Euro 2024?

Tartanka Gooldhalinta Euro 2024 ayaa meel xiiso leh maraya iyada oo la soo afjaray wareegii Group-yada tartanka.

Xiddiga xulka Georgia ee Georges Mikautadez ayaa hogaaminaya gooldhalinta tartanka Euro 2024.

Xiddiga ayaa dhaliyay 3 gool kulamadii wareega Group-yada tartanka Euro 2024.

Waxa ku xiga xiddiga Netherlands ee Cody Gakpo kaas oo dhaliyay 2 gool sidoo kale xiddiga Slovakia ee Ivan Schranz ayaa dhaliyay 2 gool.

Waxa ku xiga xiddiga Jamal Musiala ayaa dhaliyay 2 gool waxana ay isku gool yihiin xiddiga ay isku xulka yihiin ee Niclas Fulkrug Iyo xiddiga Romania ee Razvan Marin.

Halkan Kaga Bogo gool dhalinta euro 2024.

Georges Mikautadez (Georgia) 3 Gool

Cody Gakpo (Netherlands) 2 Gool

Ivan Schranz (Slovakia) 2 Gool

Jamal Musiala (Germany) 2 Gool

Niclas Fulkrug (Germany) 2 Gool

Razvan Marin (Romania) 2 Gool

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga