Waa Sidee Tartanka Gool Dhalinta Premier League Ka Hor Kulanka Ugu Dambeeya Ee Premier League.

Premier League ayaa galay kulankii ugu dambeeyay ee xilli ciyaareedka 2019/2020 kadib markii la ciyaaray kulankii 37-aad ee ugu dambeeyay ee Liverpool & Chelsea ee ka dhacay Anfield.

Xiddiga Leicester City ee Jamie Vardy ayaa ugu cad-cad ku guulaysiga koobka premier League hadii ayna wax is badal ah dhicin maalinta ugu dambaysa ee horyaalka premier League.

Waxa kaalin 2-aad ku jira xiddiga kooxda Southampton ee Danny Ings kaas oo dhaliyay 21 gool ilaa haatan xilli ciyaareedkan waxana kaalinta 3-aad ku jira xiddiga kooxda Arsenal ee Pierre-Emerick Aubameyang kaas oo dhaliyay 20 gool.

Xiddigaha Mohamed Salah & Raheem Sterling ayaa isku goolal ah dhankooda halka xiddigaha Raul Jimenez, Sadio Mane, Marcus Rashford, Anthony Martial iyo Harry Kane ayaa isku goolal ah.

Halkan Kaga Bogo Gool dhalinta horyaalka premier League:

NoXiddigaKooxdaGoolasha
1Jamie VardyLeicester City23
2Danny IngsSouthampton21
3Pierre-Emerick AubameyangArsenal20
=4Mohamed SalahLiverpool19
=4Raheem SterlingManchester City19
=6Raul JimenezWolves17
=6Sadio ManeLiverpool17
=6Marcus RashfordManchester United17
=6Anthony MartialManchester United17
=6Harry Kane Tottenham17
11Sergio AgueroManchester City16
12Tammy AbrahamChelsea 15
=13Dominic Calvert-LewinEverton13
=13Gabriel JesusManchester City13
=13Chris WoodBurnley13
=13RicharlisonEverton13
=17Son Heung-minTottenham11
=17Teemu PukkiNorwich City11
=17Kevin De BruyneManchester City11
=20Riyad MahrezManchester City10
=20Alexandre LacazetteArsenal10
=20Neal MaupayBrighton10
=20Michail AntonioWest Ham10
=20Mason GreenwoodManchester United10

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*