Waa Sidee Kala Saraynta Premier League Kadib Todobaadkii 22-aad ee Horyaalka.

Waxa la soo afjaray todobaadkii 22-aad ee horyaalka premier League oo la ciyaaray Salaasadii ilaa khamiistii todobaadkan.

Kooxaha Man City iyo Man United ayaa guulo isagu jawaabay halka ay Chelsea gaadhay guusheedii 2-aad oo xidhiidh ah intii uu Thomas Tuchel la wareegay.

Kooxaha Liverpool iyo Arsenal ayaa la garaacay todobaadkan iyaga oo guuldarooyin kala kulmay kooxaha Wolves iyo Brighton.

Kooxaha West Ham, Everton iyo Leicester City ayaa sidoo kale gaadhay guulo muhiim ah xilli ay cadaadiska saareen kooxaha ka sareeya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*