Waa Sidee Kala Saraynta Premier League Kadib Todobaadki 17-aad ee Horyaalka.

Waxa soo dhamaaday todobaadkii 17-aad ee horyaalka premier League bilowga sanadka 2021 iyada oo ay kooxo badan heleen natiijooyin cusub.

Kooxda Liverpool ayaa mar kale dhibco lumisay kadib guuldaro ka soo gaadhay kooxda Southampton kana tirsanaa todobaadkii 17-aad ee prmeier League.

Kooxda Man United ayaa iyadu hogaanka la qabatay kooxda Liverpool waliba fursad u haysata in ay hogaanka kala wareegi karta isla todobaadkan.

Kooxaha Man City, Leicester City iyo Tottenham ayaa dhankooda ayaa ku dhawaaday in hogaamiyayaasha Liverpool iyo Man United.

Hadaba halkan hoose kaga bogo kala saraynta horyaalka premier League kadib todobaadkii 17-aad.

Image

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*