Waa Sidee Kala Saraynta Is Reeb-Reebka South America Ee Koobka Adduunka.

Waa Meel fiican maraya Is Reeb-Reebka South America Ee Koobka Adduunka iyada oo ay 10 xul ku tartamayaan u soo bixista koobka adduunka Qatar 2022 ee Laga qaban dono sanadka dambe.

Kulamada Is Reeb-Reebka South America Ee Koobka Adduunka ayaa la ciyaaray 6 kulan iyada oo xulalku ku tartamayaan sidii ay ugu soo bixi lahaayeen koobka adduunka.

Xulka qaranka Brazil ayaa ah xulka hogaaminaya tartanka iyaga oo 6 dhibcood ka horeeya xulka kaalinta 2-aad ku jira ee Argentine iyaga oo ugu cad-cad in uu ku soo boxo kaalinta 1-aad.

Xulka Argentine ayaa ku jira kaalinta 2-aad iyaga oo leh 12 dhibcood 3 dhibcoodna ka dambeeya xulka ugu dhaw ee Ecuador kuwaas o ku jirta kaalinta 3-aad ee kala saraynta.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo kala sarayta is reeb-reebka koobka adduunka Southa America:

Image

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*