Waa Sidee Gool Dhalinta Premier League Kadib Todobaadkii 5-aad Ee Xilli Ciyaareedka

Waxa la ciyaaray todobaadkii 5-aad ee horyaalka premier League xilli ciyaareedka iyada oo ay xiddigo badan qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigeen kulamada todobaadkan.

Xiddiga Mohamed Salah ayaa dhaliyay goolkiisii 4-aad ee horyaalka premier League isaga oo hogaaminaya gool dhalinta maadama ayna xiddigaha xiddigaha Bruno Fernandes iyo Michail Antonio ayna dhalin wax goolal ah.

Xiddiga Man United ee Cristiano Ronaldo ayaa isagu dhaliyay goolkiisii 3-aad ee premier League halka uu sidoo kale xiddiga Jamie Vardy dhaliyay goolkiisii 3-aad ee premier League.

Tartanka gool dhalinta ayaa meel xiiso leh maraya iyada oo ay horyaalku sii xoogaysanyo tartanka gool dhalinta xilli ciyaareedkan.

Sii Akhriso: Ma Kugu Dhacday In Gabadha Aad Jeceshahay Telefoonka Kaa Qaban Wayo Kadib Kugu Soo Celin Waydo, Ma Dhacday In Ay Ka Jawaabi Waydo Fariimahaaga, Arimahan Ayaa Sabab U Ah.

#PlayerTeamAgeNationalityGoals
1.Mohamed SalahLiverpool29Egypt4
2,Michail AntonioWest Ham31England4
3Bruno FernandesManchester United27Portugal4
4.Cristiano RonaldoManchester United36Portugal3
5.Demarai GrayEverton25England3
6.Dominic Calvert-LewinEverton24England3
7.Ismaila SarrWatford23Senegal3
8.Jamie VardyLeicester34England3
10.Mason GreenwoodManchester United19England3
11.Neal MaupayBrighton25France3
12.Romelu LukakuChelsea28Belgium3
13.Sadio ManéLiverpool29Senegal3
14.Saïd BenrahmaWest Ham26Algeria3
15.Allan Saint-MaximinNewcastle24France2
16.Callum WilsonNewcastle29England2
17.Conor GallagherCrystal Palace21England2
18.Danny IngsAston Villa29England2
19.Diogo JotaLiverpool24Portugal2
20.Emmanuel DennisWatford23Nigeria2
21Ferran TorresManchester City21Spain2
22.Ivan ToneyBrentford25England2
23.Jesse LingardManchester United28England2
24.Odsonne EdouardCrystal Palace23France2
23.Pablo FornalsWest Ham25Spain2
24.Son Heung-MinTottenham29South Korea2

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*