Waa Sidee Gool Dhalinta Horyaalka La Liga Kadib Todobaadkii 4-aad Ee Xilli Ciyaareedka

Xiddiga Weerarka uga ciyaara kooxda Real Madrid ee Karim Benzema ayaa si cajiib ah ku bilowday xilli ciyaareedka cusub ee La Liga isaga oo wacdaro dhigaya kulamadii ilaa haatan la ciyaaray xilli ciyaareedka.

Karim ayaa saddexley dhaliyay kulankii ay kooxda Real Madrid garaacday Celta Vigo kulan ka dhacay Stantiago Bernabue kaas oo kulankii ugu horeeyay lagu ciyaaray tan ilaa la dhamaystiray.

Xilli ciyaareedkan waxa hubaal ah in uu xiddig cusub ku guulaysan doono horyaalka La Liga kadib markii uu Lionel Messi ka tagay Barcelona maadama uu sanado dhawr ah xidhiidh ugu guulaystay.

Xiddiga da’yarka ah ee Real Madrid ee Vinicius Júnior ayaa dhankiisa wacdaro dhigaay xilli ciyaareedkan kadib markii uu dhaliyay 4 gool ilaa haatan xilli ciyaareedka La Liga isaga oo la goolal ah xiddiga Real Sociedad ee Mikel Oyarzabal.

Sii Akhriso:Waxyaabaha Uusan Ninku Weydiin Gabadha Uu Jecelyahay

Hadaba Halkan Kaga Bogo Tartanka Gool Dhalinta La Liga:

#PlayerTeamAgeNationalityGoals
1.Karim BenzemaReal Madrid33France5
2.Mikel OyarzabalReal Sociedad24Spain4
3.Vinicius JúniorReal Madrid21Brazil4
4.Ángel CorreaAtlético Madrid26Argentina3
5.Carlos SolerValencia24Spain3
6.Erik LamelaSevilla29Argentina3
7.Álex FernándezCádiz28Spain2
8.Goncalo GuedesValencia24Portugal2
9.Iñaki WilliamsAthletic Bilbao27Spain2
10.Martin BraithwaiteBarcelona30Denmark2
11.Memphis DepayBarcelona27Netherlands2
12.Roger MartíLevante30Spain2
13.Sergi RobertoBarcelona29Spain2
14.Youssef En-NesyriSevilla24Morocco2

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*