Uruguay Vs Brazil & Kulamada Xiisaha Leh Ee Wareega 8 Dhamaadka Copa America.

Waxa la soo gaba-gabeeyay kulamadii wareega Group-yada tartanka Copa America iyada oo ay 8 xul isugu hadheen wareega Group-yada.

Xulalka iska xaadiriyay wareega 8 dhamaadka ayaa isku diyaarinaya wareega xiga ee tartanka Copa America.

Lama filaanka ugu weyn ayaa ah in uu xulka Brazil kaalinta 2-aad kaga dhamaysteen kaalinta 2-aad.

Xulka difaacanaya tartanka ee Argentine ayaa si xarago leh isaga xaadiriyay wareega 8 dhamaadka.

kulamada 8 dhamaadka ayay ka soo bexeen kulamo xiiso leh iyada oo xulal waaweyn fooda is darayaan.

Kulanka ugu adag ee wareega 8 dhamaadka Copa America ayaa ah kulanka dhexmari doona xulalka Uruguay Iyo Brazil.

Halkan kaga bogo kulamada 8 dhamaadka copa America.

Argentina Vs Ecuador

Venezuela Vs Canada

Colombia Vs Panama

Uruguay Vs Brazil

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga